Taliye hore oo Al Shabaab u fududeeyay qaraxyo dad badan ku dhinteen oo xukun lagu riday

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku riday sargaal hore uga tirsanaa ciidanka milatariga Soomaaliya, kaa oo lagu helay in uu Al Shabaab la shaqeenayay gawaari qaraxyo ahna Muqdisho soo galiyay. Dhamme Shariif Maxamed Barkhadle Ayaanle ayaa maxkamadda ciidamada qalabka sida ku riday xukun dil ah, waxa uuna sargaalkan qirtay … Continue reading Taliye hore oo Al Shabaab u fududeeyay qaraxyo dad badan ku dhinteen oo xukun lagu riday